Madaxwenaha maamulka Somaliland oo magacaabay 11-xil oo cusub (Akhrisi Digreeto)

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu magacaabay qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha gobolada Somaliland iyo Afhayeenka Madaxweynaha. Halkan ka Akhriso Digreetada Muuse Biixi Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; … Continue reading Madaxwenaha maamulka Somaliland oo magacaabay 11-xil oo cusub (Akhrisi Digreeto)